Falimaha Rasuullada 13:1 ~ Faptele Apostolilor 13:1

picture

H addaba kiniisaddii Antiyokh ku tiil waxaa joogay nebiyo iyo macallimiin, kuwaas oo ahaa Barnabas, iyo Simecoon oo la odhan jiray Niger, iyo Lukiyos oo reer Kuranaya ah, iyo Mana'een oo la koray taliye Herodos, iyo Sawlos.


În biserica din Antiohia erau nişte profeţi şi învăţători: Barnabas, Simeon, numit şi Niger, Lucius din Cirena, Manaen – care fusese crescut împreună cu tetrarhul Irod – şi Saul.

Continue reading Report error