H addaba wakhtigaas boqorkii Herodos ahaa ayuu wuxuu gacmihiisa u fidiyey inuu dhibo qaar ka mid ah kuwa kiniisadda.
那 時 , 希 律 王 下 手 苦 害 教 會 中 幾 個 人 ,