O o markay waxyaalahaas maqleen, ayay dooddii ka aamuseen, Ilaah bayna ammaaneen, oo waxay yidhaahdeen, Haddaba xataa dadka aan Yuhuudda ahaynna Ilaah baa siiyey toobadkeen inay nolol helaan. Kiniisaddii Dadka Aan Yuhuudda Ahayn Oo Antiyokh Ku Tiil
When they heard these things, they were silent and glorified God, saying, Then God has also granted repentance unto life to the Gentiles.
Continue reading Report error