Falimaha Rasuullada 11:16 ~ Acts 11:16

picture

M arkaasaan xusuustay ereygii Rabbiga, siduu u yidhi, Runtii Yooxanaa wuxuu dadka ku baabtiisay biyo; laakiin idinka waxaa laydinku baabtiisi doonaa Ruuxa Quduuska ah.


Then I remembered the word of the Lord, when he said, John indeed baptized in water, but ye shall be baptized in the Holy Spirit.

Continue reading Report error