Falimaha Rasuullada 1:18 ~ Дії 1:18

picture

H addaba ninkaasu meel ayuu ku iibsaday abaalgudka xaqdarradiis; oo intuu madax madax u dhacay ayuu dhexda ka kala dillaacay, oo mindhicirkiisii oo dhammuna waa ka soo daatay.


І він поле набув за заплату злочинства, а впавши сторчма, він тріснув надвоє, і все нутро його вилилось...

Continue reading Report error