Yooxanaa 8:28 ~ John 8:28

picture

S idaas aawadeed Ciise ayaa ku yidhi, Markaad Wiilka Aadanaha kor u qaaddaan, markaasaad garan doontaan inaan isagii ahay iyo inaanan keligay waxba samaynaynin, laakiin sida Aabbuhu ii baray ayaan waxyaalahaas ugu hadlaa.


Jesus therefore said to them, When ye shall have lifted up the Son of man, then ye shall know that I am, and I do nothing of myself, but as the Father has taught me I speak these things.

Continue reading Report error