Yooxanaa 7:28 ~ John 7:28

picture

C iise haddaba macbudkuu ka dhex qayliyey isagoo wax baraya oo leh, Waad i taqaanniin, waana og tihiin meeshaan ka imid; anigu qudhayda kuma aan iman, laakiin kii i soo diray waa run, kan aydnaan garanaynin.


Then Jesus cried out in the temple, teaching and saying, “ You both know Me and know where I am from; and I have not come of Myself, but He who sent Me is true, whom you do not know.

Continue reading Report error