Yooxanaa 7:12 ~ От Иоанна 7:12

picture

D adkii badnaa aad bay uga gunuuneceen isaga, qaarkood waxay yidhaahdeen, Waa nin wanaagsan; qaar kalena waxay yidhaahdeen, Sidaas ma aha, laakiin dadkii badnaa ayuu khiyaaneeyaa.


И много толков было о Нем в народе: одни говорили, что Он добр; а другие говорили: нет, но обольщает народ.

Continue reading Report error