M arkii saddexaad ayuu ku yidhi, Simoon ina Yoonisow, Ma i jeceshahay? Butros ayaa ka calool xumaaday, waayo, wuxuu markii saddexaad ku yidhi, Ma i jeceshahay? Markaasuu ku yidhi, Sayidow, wax walba waad og tahay, waadna garanaysaa inaan ku jeclahay. Ciise ayaa ku yidhi, Idahayga daaji.
ثُمَّ قالَ لَهُ مَرَّةً ثالِثَةً: «يا سِمعانُ بْنُ يُونا، أتُحِبُّنِي؟» فَحَزِنَ بُطرُسُ لِأنَّ يَسُوعَ سَألَهُ: «أتُحِبُّنِي؟» مَرَّةً ثالِثَةً. فَقالَ بُطرُسُ لِيَسُوعَ: «يا رَبُّ، أنتَ تَعلَمُ كُلَّ شَيْءٍ، وَتَعلَمُ أنِّي أُحِبُّكَ.» فَقالَ لَهُ يَسُوعُ: «ارعَ غَنَمِي.»
Continue reading Report error