Yooxanaa 19:12 ~ Йоан 19:12

picture

T aas dabadeed Bilaatos wuxuu doonayay inuu sii daayo, laakiin Yuhuuddii ayaa qaylisay iyagoo leh, Haddaad ninkan sii daysid, Kaysar saaxiibkiis ma ihid. Nin kasta oo boqor iska dhigaba, wuxuu ku caasiyaa Kaysar.


Поради това Пилат търсеше начин да Го пусне; юдеите, обаче, викаха, казвайки: Ако пуснеш Тогова, не си Кесарев приятел; всеки, който прави себе си цар, е противник на Кесаря.

Continue reading Report error