L aakiin waxaan waxyaalahaas idiinkula hadlay in markii saacaddoodu timaado aad xusuusataan inaan idiin sheegay. Tan iyo bilowgii waxyaalahaas idinkulama hadlin, maxaa yeelay, waan idinla joogay.
“When these things happen, you will remember I told you they would happen. That is why I am telling you about these things now. I did not tell you these things before, because I was with you.
Continue reading Report error