Yooxanaa 16:23 ~ Ioan 16:23

picture

O o maalintaasna waxba ima weyddiin doontaan. Runtii, runtii, waxaan idinku leeyahay, Haddii aad wax uun weyddiisataan Aabbaha, magacayga ayuu idinku siin doonaa.


În ziua aceea nu Mă veţi ruga nimic. Adevărat, adevărat vă spun că orice-I veţi cere Tatălui în Numele Meu vă va da.

Continue reading Report error