Yooxanaa 10:21 ~ Juan 10:21

picture

Q aar kale waxay yidhaahdeen, Hadalladaasu ma aha kuwa nin jinni qaba. Jinni miyuu indhaha u furi karaa nin indha la'? Ciise Oo Yeruusaalem Joogay Wakhtigii Iidda Daahirinta Macbudka


Otros decían: Estas no son palabras de un endemoniado. ¿Puede acaso un demonio abrir los ojos de los ciegos ? Jesús, uno con el Padre

Continue reading Report error