Yooxanaa 1:38 ~ От Иоанна 1:38

picture

M arkaasaa Ciise soo jeestay, waana arkay iyagoo raacaya, kolkaasuu ku yidhi, Maxaad doonaysaan? Waxay ku yidhaahdeen, Rabbi (waxaa lagu fasiraa Macallin), Xaggee baad deggan tahay?


Иисус же, обратившись и увидев их идущих, говорит им: что вам надобно? Они сказали Ему: Равви, --что значит: учитель, --где живешь?

Continue reading Report error