Yooxanaa 1:33 ~ Від Івана 1:33

picture

A nigu ma aan aqoonin isaga, laakiin kii ii soo diray inaan dadka biyo ku baabtiiso, wuxuu igu yidhi, Kii aad ku aragtid Ruuxa oo ku soo degaya oo ku dul joogsanaya, kaasu waa kan dadka ku baabtiisa Ruuxa Quduuska ah.


І не знав я Його, але Той, Хто христити водою послав мене, мені оповів: Над Ким Духа побачиш, що сходить і зостається на Ньому, це Той, Хто христитиме Духом Святим.

Continue reading Report error