Yooxanaa 1:26 ~ John 1:26

picture

Y ooxanaa wuxuu ugu jawaabay oo ku yidhi, Anigu waxaan dadka ku baabtiisaa biyo, laakiin dhexdiinna waxaa jooga mid aydnaan garanaynin


John answered, “I baptize with water. But there is One standing among you Whom you do not know.

Continue reading Report error