Luukos 9:41 ~ Luke 9:41

picture

M arkaasaa Ciise u jawaabay oo ku yidhi, Qarni yahow rumaysadka daranu oo madaxa adagu, ilaa goormaan idinla jiri doonaa, oo ilaa goormaan idiin dulqaadan doonaa? Wiilkaaga halkan keen.


And Jesus answering said, `O generation, unstedfast and perverse, till when shall I be with you, and suffer you? bring near hither thy son;'

Continue reading Report error