Luukos 9:38 ~ Luke 9:38

picture

O o bal eeg, nin dadkii badnaa ka mid ah ayaa qayliyey isagoo leh, Macallimow, waxaan kaa baryayaa inaad wiilkayga eegto, waayo, waa madigayga,


Suddenly a man from the multitude cried out, saying, “Teacher, I implore You, look on my son, for he is my only child.

Continue reading Report error