Luukos 9:20 ~ Lucas 9:20

picture

M arkaasuu wuxuu ku yidhi, Idinkuse yaad igu sheegtaan? Butros ayaa u jawaabay oo wuxuu ku yidhi, Masiixii Ilaah. Ciise Wuxuu Sii Sheegay Dhimashadiisa Iyo Sarakiciddiisa


“E vocês, o que dizem?”, perguntou. “Quem vocês dizem que eu sou?” Pedro respondeu: “O Cristo de Deus”.

Continue reading Report error