Luukos 7:21 ~ Luke 7:21

picture

S aacaddaas qudheeda ayuu dad badan ka bogsiiyey bukaankooda iyo cudurradooda iyo jinniyadooda sharka leh. Indhoolayaal badanna wuxuu ugu roonaaday inay wax arkaan.


And in that hour he cured many from sicknesses, and plagues, and evil spirits, and to many blind he granted sight.

Continue reading Report error