I sagu wuxuu u eg yahay nin guri dhisay, oo qoday oo hoos u dheereeyey; aasaaskiina ayuu dhagax weyn ka dul dhisay. Goortii daadku yimid ayaa webigu ku soo jabay gurigaas, xoog uu ku gilgilose ma lahayn, waayo, si wanaagsan ayaa loo dhisay.
他 像 一 個 人 蓋 房 子 , 深 深 的 挖 地 , 把 根 基 安 在 磐 石 上 ; 到 發 大 水 的 時 候 , 水 沖 那 房 子 , 房 子 總 不 能 搖 動 , 因 為 根 基 立 在 磐 石 上 ( 有 古 卷 : 因 為 蓋 造 得 好 ) 。
Continue reading Report error