Luukos 6:34 ~ Luke 6:34

picture

H addaad wax amaahisaan kuwa aad ka rajaynaysaan inaad ka heshaan, mahadmaad heshaan? Waayo, xataa dembilayaashuba way amaahiyaan dembilayaasha inay ka helaan intii oo kale.


And if ye lend to them of whom ye hope to receive, what thank have ye? even sinners lend to sinners, to receive again as much.

Continue reading Report error