Luukos 4:34 ~ Luke 4:34

picture

N a daa! Maxaa inoo dhexaya, Ciise reer Naasaredow? Ma waxaad u timid inaad na baabbi'iso? Anigu waa ku garanayaa kii aad tahay, Kan Quduuska ah ee Ilaah.


Ah, let us alone! What have You to do with us '> we in common], Jesus of Nazareth? Have You come to destroy us? I know Who You are—the Holy One of God!

Continue reading Report error