M arkaasaa askarna weyddiisay oo ku tidhi, Annaguna maxaannu samaynaa? Wuxuu iyagii ku yidhi, Ninna ha dulmina, oo ninna ha masabidina; mushahaaradiinnana raalli ku ahaada.
And the soldiers likewise demanded of him, saying, And what shall we do? And he said unto them, Oppress no one, neither accuse anyone falsely; and be content with your wages.
Continue reading Report error