Luukos 22:58 ~ ﻟﻮﻗﺎ 22:58

picture

W axoogaa yar dabadeed qof kale ayaa arkay oo yidhi, Adiguna midkood baad tahay. Butros baase yidhi, Nin yahow, anigu ma ihi.


وَبَعدَ قَلِيلٍ رَآهُ رَجُلٌ آخَرُ فَقالَ: «أنتَ واحِدٌ مِنهُمْ.» فَقالَ بُطرُسُ: «لَستُ كَذَلِكَ يا رَجُلُ!»

Continue reading Report error