Luukos 22:52 ~ Luke 22:52

picture

K uwa u yimid, waxa weeye, wadaaddadii sare, iyo madaxdii askarta oo macbudka, iyo waayeelladii, waxaa Ciise ku yidhi, Ma waxaad iila soo baxdeen seefo iyo ulo sidaan tuug ahay?


And Jesus said to those having come upon him -- chief priests, and magistrates of the temple, and elders -- `As upon a robber have ye come forth, with swords and sticks?

Continue reading Report error