Luukos 22:11 ~ ﻟﻮﻗﺎ 22:11

picture

W axaad ninka guriga leh ku tidhaahdaan, Macallinkii wuxuu kugu leeyahay, Meeday qooladdii martidu oo aan xertayda kula cuni doono cashada Iidda Kormaridda?


وَقُولا لِصاحِبِ البَيتِ: ‹يَقُولُ لَكَ المُعَلِّمُ: أينَ هِيَ غُرفَةُ الضُّيُوفِ الَّتِي سَأتَناوَلُ فِيها عَشاءَ الفِصحِ مَعَ تَلامِيذِي؟›

Continue reading Report error