W axyaalahan oo dhan hortood gacmahooday idin saari doonaan oo idin silcin doonaan oo idiin dhiibi doonaan sunagogyada iyo xabsiyada, oo waxaa magacayga aawadiis laydiin hor geeyn doonaa boqorro iyo taliyayaal.
Прежде же всего того возложат на вас руки и будут гнать, предавая в синагоги и в темницы, и поведут пред царей и правителей за имя Мое;
Continue reading Report error