Luukos 20:28 ~ От Луки 20:28

picture

O o waxay weyddiiyeen oo ku yidhaahdeen, Macallimow, Muuse wuxuu noo qoray, Nin walaalkiis hadduu dhinto isagoo naag leh oo aan carruur lahayn, walaalkiis naagtiisa waa inuu dumaalo oo uu carruur walaalkiis u dhalo.


– Учитель, Моисей написал, что если человек умрет и его жена останется без детей, то его брат должен жениться на вдове и восстановить сына своему брату.

Continue reading Report error