Luukos 2:21 ~ Luke 2:21

picture

G oortii siddeed maalmood dhammaatay oo wiilkii la gudi lahaa, magiciisii waxaa loo baxshay Ciise, sida malaa'igtii ugu bixisay intaan uurka lagu uuraysan. Ciisaa Rabbiga Loogu Dhiibay Macbudka Dhexdiisa


And when eight days had passed, before His circumcision, His name was then called Jesus, the name given by the angel before He was conceived in the womb.

Continue reading Report error