Luukos 19:43 ~ Luke 19:43

picture

W aayo, maalmuhu way kuu iman doonaan markii cadowyadaadu ay xaggaaga dhufays u soo qodan doonaan, oo ay kugu wareegi doonaan oo ay dhinac walba kaa celin doonaan.


For the days will come on you, when your enemies will throw up a barricade against you, surround you, hem you in on every side,

Continue reading Report error