Luukos 19:37 ~ Luke 19:37

picture

G oortuu ku soo dhowaanayay xataa meeshii Buur Saytuun laga dego, dadkii oo dhan oo xertii ahaa ayaa bilaabay inay farxaan, oo cod weyn Ilaah ku ammaanaan waxa xoogga leh oo dhan oo ay arkeen aawadood,


Jesus was near the city and ready to go down the Mount of Olives. The many people who were following Him began to sing with loud voices and give thanks for all the powerful works they had seen.

Continue reading Report error