Luukos 18:22 ~ 路 加 福 音 18:22

picture

C iise goortuu waxaas maqlay ayuu ku yidhi, Weli wax keliya ayaa kuu dhiman. Waxaad haysatid oo dhan iibi, oo masaakiinta u qaybi, oo waxaad jannada ku lahaan doontaa maal, ee kaalay oo i soo raac.


耶 穌 聽 見 了 , 就 說 : 你 還 缺 少 一 件 : 要 變 賣 你 一 切 所 有 的 , 分 給 窮 人 , 就 必 有 財 寶 在 天 上 ; 你 還 要 來 跟 從 我 。

Continue reading Report error