M arkaasuu masaalkan ku hadlay, Nin baa wuxuu lahaa geed berde ah oo beertiisii canabka ahayd lagu beeray. Waa u yimid isagoo midho ka doonaya, waxbana kama uu helin.
And he spoke this parable: A certain had a fig-tree planted in his vineyard, and he came seeking fruit upon it and did not find.
Continue reading Report error