Luukos 13:15 ~ Від Луки 13:15

picture

L aakiin Sayidka ayaa u jawaabay oo ku yidhi, Labawejiilayaal yahow, mid kasta oo idinka mid ah miyaanu sabtida dibigiisa ama dameerkiisa ka soo furin golaha oo u wadin inuu soo waraabiyo?


А Господь відповів і промовив до нього: Лицеміре, хіба ж не відв'язує кожен із вас у суботу свого вола чи осла від ясел, і не веде напоїти?

Continue reading Report error