L aakiin kii aan ogayn oo yeelayse wixii garaacid istaahila, wax yar baa la garaaci doonaa. Mid kasta oo wax badan la siiyey, wax badan ayaa laga dooni doonaa, oo kan wax badan loo sii dhiibtay, wax ka badan ayaa la weyddiisan doonaa. Calaamooyinkii Wakhtiyada
But he that knew not and did commit things worthy of stripes shall be beaten with few stripes. For unto whomsoever much is given, of him shall much be required; and to whom much was committed, more will be asked of him.
Continue reading Report error