Luukos 11:31 ~ Від Луки 11:31

picture

B oqoradda koonfureed waxay xisaabta la kici doontaa dadka qarnigan, wayna xukumi doontaa, waayo, waxay ka timid meesha dhulka ugu shishaysa inay xigmadda Sulaymaan maqasho, oo bal eeg, mid Sulaymaan ka weyn ayaa halkan jooga.


Цариця південна на суд стане з мужами роду цього, і їх засудить, бо вона з кінця світу прийшла Соломонову мудрість послухати. А тут ось Хтось більший, аніж Соломон!

Continue reading Report error