W aayo, mid kasta oo weyddiista waa la siiyaa; kii doonaana waa helaa; kii garaacana waa laga furi doonaa.
Потому что каждый, кто просит, получает, и кто ищет, находит, и тому, кто стучит, откроют.