Luukos 10:21 ~ 路 加 福 音 10:21

picture

S aacaddaas qudheeda ayuu Ruuxa Quduuska ah ku reyreeyey oo yidhi, Waan kugu mahadnaqayaa, Aabbow, Rabbiga samada iyo dhulkow, waayo, waxyaalahan ayaad kuwa caqliga iyo garashada leh ka qarisay, oo waxaad u muujisay ilmo yaryar. Haah, Aabbow, waayo, sidaas ayaa kaa farxisay.


正 当 那 时 , 耶 稣 被 圣 灵 感 动 就 欢 乐 , 说 : 父 阿 , 天 地 的 主 , 我 感 谢 你 ! 因 为 你 将 这 些 事 向 聪 明 通 达 人 就 藏 起 来 , 向 婴 孩 就 显 出 来 。 父 阿 ! 是 的 , 因 为 你 的 美 意 本 是 如 此 。

Continue reading Report error