Markos 9:26 ~ Mark 9:26

picture

J innigii intuu qayliyey, aad buu u gilgilay, kolkaasuu ka soo baxay. Markaasuu wiilku noqday sidii mid dhintay oo kale, sidaa darteeda dad badan baa yidhi, Waa dhintay.


and having cried, and rent him much, it came forth, and he became as dead, so that many said that he was dead,

Continue reading Report error