Markos 9:1 ~ ﻣﺮﻗﺲ 9:1

picture

W uxuu iyaga ku yidhi, Runtii waxaan idinku leeyahay, Kuwa halkan taagan qaarkood sinaba dhimasho uma dhadhamin doonaan ilaa ay arkaan boqortooyada Ilaah oo xoog ku imanaysa. Ciise Muuqiisu Waa Isbeddelay


ثُمَّ قالَ لَهُمْ يَسُوعُ: «أقُولُ لَكُمُ الحَقَّ: إنَّ مِنْ بَينِ الواقِفِينَ هُنا أشخاصاً لَنْ يَذُوقُوا المَوتَ قَبلَ أنْ يَرَوا مَلَكوتَ اللهِ آتِياً بِقُوَّةٍ.» يَسُوعُ وَمَعَهُ مُوسَى وَإيلِيّا

Continue reading Report error