K olkaasaa waxaa u soo urureen Farrisiintii iyo qaar culimmo ah oo Yeruusaalem ka yimid.
And gathered together unto him are the Pharisees, and certain of the scribes, having come from Jerusalem,