Markos 6:14 ~ 馬 可 福 音 6:14

picture

B oqor Herodos ayaa warkii Ciise maqlay, waayo, magiciisa ayaa meel walba laga wada ogaaday. Kolkaasuu yidhi, Yooxanaa Baabtiisaha ayaa kuwii dhintay ka soo sara kacay, sidaa darteeda shuqulladan xoogga leh waa ku dhex jiraan oo shaqaynayaan.


耶 穌 的 名 聲 傳 揚 出 來 。 希 律 王 聽 見 了 , 就 說 : 施 洗 的 約 翰 從 死 裡 復 活 了 , 所 以 這 些 異 能 由 他 裡 面 發 出 來 。

Continue reading Report error