Markos 5:4 ~ 馬 可 福 音 5:4

picture

M axaa yeelay, marar badan bir cagaha iyo silsilado waa lagu xidhi jiray, silsiladihiina ayuu iska gooyn jiray, bir cagahana wuu kala jejebin jiray. Ninna ka adkaan kari waayay.


因 为 人 屡 次 用 脚 镣 和 铁 炼 捆 锁 他 , 铁 炼 竟 被 他 挣 断 了 , 脚 镣 也 被 他 弄 碎 了 ; 总 没 有 人 能 制 伏 他 。

Continue reading Report error