K olkaasuu wuxuu iyada ku yidhi, Gabadhay, rumaysadkaaga ayaa ku bogsiiyey. Nabad ku tag, cudurkaagiina ka bogso.
А Той ѝ каза: Дъще, твоята вяра те изцели; иди си с мир и бъди здрава от болестта си.