H addana wuxuu bilaabay inuu badda agteeda wax ku baro, oo waxaa u soo ururay dad badan, sidaa darteed doonni ayuu fuulay, wuxuuna fadhiistay badda, dadkii badnaana waxay joogeen badda xeebteeda.
І знову почав Він навчати над морем. І зібралось до Нього багато народу, так що Сам Він до човна на морі ввійшов і сидів, а народ увесь був на землі покрай моря.
Continue reading Report error