K olkiiba wuu kacay oo sariirtiisii qaatay; wuuna baxay dadkii oo dhan hortooda, sidaa darteed ayay la wada yaabeen, wayna ammaaneen Ilaah, oo waxay yidhaahdeen, Weligayo sidan oo kale ma aannu arag. U yeedhidda Laawi
فَنَهَضَ وَحَمَلَ فِراشَهُ فَوراً وَمَشَىْ عَلَىْ مَرأىً مِنَ الجَمِيعِ، فَاندَهَشَ الجَمِيعُ وَمَجَّدُوا اللهَ وَقالوا: «لَمْ نَرَ شَيئاً كَهَذا مِنْ قَبلُ!» لاوِي (مَتَّىْ) يَتبَعُ يَسُوع
Continue reading Report error