L aakiin mar kale ayuu dafiray. Waxoogaa yar dabadeed kuwii ag taagnaa ayaa mar kale Butros ku yidhi, Run weeye, adiguna midkood baad tahay, waayo, waxaad tahay reer Galili, afkaaguna waa la mid afkooda.
But he denied it again. And a little after, those that stood by said again to Peter, Surely thou art one of them, for thou art a Galilaean, and thy speech agrees unto it.
Continue reading Report error