L aakiin Ciise baa ku yidhi, Daaya. Maxaad iyada u dhibaysaan? Shuqul wanaagsan ayay igu samaysaye.
Jesus, porém, disse: Deixai-a; por que a molestais? Ela praticou uma boa ação para comigo.