Markos 14:1 ~ 馬 可 福 音 14:1

picture

L aba maalmood dabadeed waxaa jiray Iiddii Kormaridda iyo Iiddii Kibistii-aan-khamiirka-lahayn. Wadaaddadii sare iyo culimmadii waxay doonayeen si ay khiyaano ugu qabtaan oo ay u dilaan.


过 两 天 是 逾 越 节 , 又 是 除 酵 节 , 祭 司 长 和 文 士 想 法 子 怎 麽 用 诡 计 捉 拿 耶 稣 , 杀 他 。

Continue reading Report error